vladimir putin | Madaxweynaha Ruushka

Vladimir Vladimirovich Putin wuxuu ku dhashay Leningrad, Russia, U.S.S.R. [hadda loo yaqaan St. Petersburg, Russia]), Oktoobar 7, 1952, sarkaal ka tirsanaa sirdoonka Ruushka iyo siyaasi soo noqday madaxweynaha ruushka(1999-2008, 2012-…

Pervez Musharraf  | Madaxweynihii hore ee Pakistan

Pervez Musharraf wuxuu ku dhashay New Delhi, India bishii Agoosto 11, 1943, hooyadii waxaa la oran jirey Zarin Musharraf, sarkaal ka tirsanaa militariga Pakistan oo xukunka kula wareegay afgambi 1999,,Wuxuu…

Salman Khan

Abdul Rashid Salim Salman Khan wuxuu ku dhashay magaalada Indore, India 27 Diseembar 1965 , waa jilaa Hindi ah, filim soo saare oo ka shaqeeya filimada Hindiga In ka badan…

shah rukh khan

Shah Rukh Khan waa jilaa caan ah oo filimada Hindiga ah, filim soo saare iyo soo saare, Iyadoo ay ugu wacan tahay aqoonsigiisa weyn, waxaa si isdaba joog ah loogu…

steve jobs Aasaasihii Shirkadda Apple

Steven Paul Jobs wuxuu ku dhashay San Francisco, California, wadanka mareykanka Febraayo 24, 1955, , wuxuu ahaa ganacsade Maraykan ah, naqshadeeye warshadeed, milkiile warbaahineed, iyo maalgeliye, Wuxuu ahaa aasaasihii, guddoomiyaha,…

Wax ka ogow Dhaxal sugaha saduudiga maxamed bin salmaan

Mohammed bin Salman, magaciisa oo  buuxa waa Maxamed ibn Salmaan ibn C/casiis Al Sacuud oo loo yaqaan MBS, wuxuu dhashay Ogosto 31, 1985, xubin ka tirsan qoyska boqortooyada Sacuudiga waana…

Taariikhda Wadanka Albania

Taariikhda Asalka dadka Albania si dhab ah looma garanayo, laakiin xogta laga soo qaatay taariikhda iyo cilmi-baadhisyada qadiimiga ah ayaa keentay in cilmi-baarayaasha qaarkood ay u tixgeliyaan Albaaniyaanka inay yihiin…

Wax ka ogow Elon Musk

Elon Reeve Musk wuxuu dhashay Juun 28, 1971, Pretoria, Koonfur Afrika, ganacsade Mareykan ah oo u dhashay Koonfur Afrika kaasoo wax ka aasaasay shirkadda PayPal ee lacag-bixinta elektiroonigga ah wuxuuna…

Taariikhda Queen Elizabeth II

Boqorada Ingiriiska Elizabeth II waxay ahayd boqoradii ugu xukunka dheerayd taariikhda Ingiriiska, Waxay u dabaaldegtay 70 sano oo ay ku jirtay carshiga Juun 2022. Boqoradda Elizabeth II waxay boqorad noqotay…

Taariikhda Recep Tayyip Erdoğan

Recep Tayyip Erdoğan waxa uu ku dhashay Kasımpaşa oo ah xaafad faqiir ah oo ka tirsan magaalada Istanbul February 26, 1954, Qabiilka uu kasoo jeedo Erdoğan ayaa asal ahaan kasoo…

Taariikhda Ururka Taliban

Maalintii ay taariikhdu aheyd 15 agoosto 2021 kuna beegnayd (7 Muxarram 1443) ayey Taalibaan mar kale dib u la wareegen qeybo ka mid ah caasimadda Afghanistan ee Kabul xilli ay soo qabsadeen inta badan…

Taariikhda Maxamed Mursi

Maxamed Mursi Ciise Alcayaad waa madaxweyne soo marey dalka masar waana madaxweynaha kaliya ee shacabka masar ay si xor ah u doorteen, mursi wuxuu ku dhashay deegaanka cadwah gobolka sharqiyah…