Taariikh nololeedkii Maxamed Cali Kalaay

Mohammad Ali oo  magaciisii asalka ahaa Cassius Marcellus Clay, Jr. wuxuu dhashay Janaayo 17, 1942, wuxuu ku dhashay magaalada Louisville, gobolka Kentucky dalka mareykanka, wuxuu ahaa feeryahan xirfadle Mareykan ah…

Wax ka ogow malcolm x (El-Hajj Malik El-Shabazz)

Malcolm X, magaciisii asalka ah waa Malcolm Little, Magacasa Muslimka el-Hajj Malik el-Shabazz, wuxuu dhashay May 19, 1925, magaalada Omaha, Nebraska, dalka mareykanka, wuxuu ahaa hogaamiye Afrikaan Mareykan ah iyo…

Taariikh nololeedkii Yaasir Carafaad

Yaasir Carafaat waxa uu ku dhashay magaalada Qaahira bishii August sanadkii 1929-kii, Magaciisa oo buuxa waa Mohamad Abdul Rahman Abdul Ra’uf Carafat Al-Qudwa Al-Husseini dadka ayaa u yaqaana Yaasir Carafaad,…

Wax ka ogow Sheekh Axmad Yaasiin | Aasaasihii ururka xamaas

Sheikh Ahmed Ismail Hassan Yassin oo loo yaqaan Sheekh Axmad Yaasiin waxa uu ku dhashay tuulada Al-Jura oo ku taal duleedka magaalada Askala ee la haysto ee Falastiin bishii June…

Taariikh Nololeedkii Robert Mugabe

Robert Gabriel Mugabe oo loo yaqaan Robert Mugabe wuxuu ku dhashay tuulada Kutama, Koonfurta Rhodesia – hadda loo yaqaan Zimbabwe, Kutama hadda waa magaalo ku taal Degmada Zvimba oo ka…

Idi Amin Dada

Idi Amin Dada Oumee wuxuu dhashay 1924 ama 1925, wuxuu ku dhashay magaalada Koboko, Uganda, wuxuu ahaa sarkaal militari iyo madaxweynihii dalka Ugaandha (1971-1979) kaas oo nidaamkiisa lagu xusuusto inuu…

Taariikhda Imran Khan

Imran Ahmad Khan Niazi oo loo yaqaan Imran Khan wuxuu dhashay Oktoobar 5, 1952, magaalada Lahore, Pakistan, waa ciyaartoy hore oo Cricket-ka Pakistan, siyaasi, samafale, iyo ra’iisul wasaarihii 22Aaad ee…

Paul Kagame | Madaxweynaha Ruwanda

Paul Kagame waa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Rwanda, waxa uu soo noqday Guddoomiyaha Midowga Afrika 2018 ilaa 2019, waxaana uu Guddoomiye ka ahaa Bulshada Bariga Afrika 2018-2021, Madaxweyne Kagame waxa uu sii…

Taariikh Nololeedkii Mahatma Gandhi

Mohandas Karamchand Gandhi oo loo yaqaan Mahatma Gandhi wuxuu dhashay Oktoobar 2, 1869, wuxuu ku dhashay gobolka Gujarat magaalada Porbandar, India, wuxuu ahaa qareen Hindi, siyaasi, u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada…

Taariikh Nololeedkii Sheekh Maxamed bin CabdiWahaab

Magaciisa Muxammad bin Cabdil Wahaab bin Sulaymaan al-Tamiimi, wuxuu ahaa caalim Carab ah oo Islaami ah, fiqi, daaci, dhaqdhaqaaqe iyo hoggaamiye diineed. Waxa uu dhashay 1115 Hijriyada (1703 miilaadiga) wuxuu…

vladimir putin | Madaxweynaha Ruushka

Vladimir Vladimirovich Putin wuxuu ku dhashay Leningrad, Russia, U.S.S.R. [hadda loo yaqaan St. Petersburg, Russia]), Oktoobar 7, 1952, sarkaal ka tirsanaa sirdoonka Ruushka iyo siyaasi soo noqday madaxweynaha ruushka(1999-2008, 2012-…

Pervez Musharraf  | Madaxweynihii hore ee Pakistan

Pervez Musharraf wuxuu ku dhashay New Delhi, India bishii Agoosto 11, 1943, hooyadii waxaa la oran jirey Zarin Musharraf, sarkaal ka tirsanaa militariga Pakistan oo xukunka kula wareegay afgambi 1999,,Wuxuu…