Taariikh nololeedkii Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari

Professor marxuum Maxamed Cusmaan Jawaari wuxuu ku dhashay magaalada afgooyi ee gobolka shabeelada hoose sanadkii 1945, wuxuu ka dhashay qoys ahlu diin ah, aabihii wuxuu ka yimid buurhakaba hooyadiina waa…

Taariikh Nololeedkii Generaal Goobaale

Allahaa u naxariistee Generaal Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale waxaa uu ku dhashay degmada Xarardheere ee gobalka Mudug Sanadkii 1956kii, hooyadii waxaa lagu magacaabi jirey muumino maxamed, Xarardheere ayuuna ka galay…

Taariikh Nololeedkii Sheekh Cumar Faaruuq

Sheikh Cumar Xaaji Cabdi Suldaan Xaaji Maxamuud oo loo yaqaano sheikh Cumar Faaruuq waxa uu ku dhashay magaalada  Carmaale (Qooxley) oo ka tirsan magaalada Qallaafe ee dhulka Soomaali Galbeed sanadkii…

Taariikh nololeedka Sheekh Umal oo kooban

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo loo yaqaan Sheekh Umal wuxuu dhashay qiyaastii 1968, caruurnimadiisa wuxuu kusoo qaatay magaalada Wardheer oo ka tirsan Soomaali Galbeed, Sheekh Umal waa ubadka labaad ee…

Taariikh Nololeedka General Daahir Aadan Cilmi indha qarshe

General Daahir Aadan Cilmi cilmi Waxa uu ku Dhashay meel u dhow magaalada garacad oo loo yaqaan ceel dhanaane oo ka tirsan gobolka Mudug sanadkii 1948, aabihii wuxuu ahaa lo’lay…

Taariikhda Maxamed Cabdulle Xalane

Maxamed Cabdulle Xalane waa halyey ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka kuna shahiiday dagaalkii itoobiya ay kusoo qaaday dalka sanadkii 1964, qoraaladu waxa ay isku khilaafeen waqtigii uu dhashay iyo waqtigii…

Taariikh nololeedka Xasan Cali Khayre

Xasan Cali Khayre waa Ra’iisul Wasaarihii 19 ee soomaaliya, Xasan Cali Khayre waxaa xilka loo magacaabay 23 February, 2017-kii, waxayna Baarlamaanka ansixiyeen 1 March ee isla sannadkaas. April 15 keedii…

Wax ka ogow Mustafa Cagjar Madaxweynaha dowlad deegaanka soomaalida

Mustafe muxumed cumar wuxuu ku dhashay 1972 magaalada Awaare ee gobolka Jarar ee dhulka Soomaali galbeed, Waxbarashadiisa dugsiga hoose wuxuu ku qaatay dugsiga Awaare, wuxuuna ku sii dhamaystirtay Dhagaxbuur oo…

Wax ka ogow taariikhda xamsa cabdi barre – ra’iisul wasaaraha soomaaliya

Mudane Xamza Cabdi Barre waa Ra’iisul Wasaarihii 21-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa 14-kii June 2022 magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaana la ansixiyay 25 June 2022, Barre ayaa sidoo…

Wax ka Ogow halgamaa Cabdullaahi Ciise Maxamuud

Cabdullaahi Ciise Maxamuud oo ahaa Xoghayihii Guud ee Dhaqdhaqaaqii Dhallinyarada Soomaaliyeed, ee loo yiqiinnnay SYL, ayaa ka mid ahaa hoggaamiyeyaashii xorriyad doonka, ee laga bartay dunida, wixii ka dambeeyey Dagaalkii…

Taariikh nololeedka Ismaaciil Cumar Geelle

Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Jabuuti, waxa uu ku dhashay magaalada Diridhaba ee dhulka soomaali galbeed 27-kii November, 1947-kii, waxaana uu u dhashay Cumar Geelle iyo Muumina, Markii uu dhammaystay dugsiga…

Taariikh nololeedka madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan

Cabdiqaasim Salaad Xassan wuxuu ku dhashay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galduduud sanadkii 1941dii, wuxuu ahaa madaxweynihii 5-Aaad ee soomaaliya wuxuu xilka hayey 2000 ilaa 2004, waxaana uu horay u soo…