Taariikh Nololeedkii Generaal Goobaale

Allahaa u naxariistee Generaal Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale waxaa uu ku dhashay degmada Xarardheere ee gobalka Mudug Sanadkii 1956kii, hooyadii waxaa lagu magacaabi jirey muumino maxamed, Xarardheere ayuuna ka galay…

Taariikh Nololeedka General Daahir Aadan Cilmi indha qarshe

General Daahir Aadan Cilmi cilmi Waxa uu ku Dhashay meel u dhow magaalada garacad oo loo yaqaan ceel dhanaane oo ka tirsan gobolka Mudug sanadkii 1948, aabihii wuxuu ahaa lo’lay…

Taariikhda Maxamed Cabdulle Xalane

Maxamed Cabdulle Xalane waa halyey ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka kuna shahiiday dagaalkii itoobiya ay kusoo qaaday dalka sanadkii 1964, qoraaladu waxa ay isku khilaafeen waqtigii uu dhashay iyo waqtigii…

Wax ka ogow Janaraal Daauud | Taliyihii ugu horeeyey Ciidanka Xoogga

General. Daauud Cabdulle Xirsi wuxuu ahaa Janaraalkii ugu horeeye ee yeelato Soomaaliya isla markaasna ahaa taliyihii ugu horeeyey ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal Daauud wuxuu ku dhashay tuulada Mareeg…

Taariikhda Jeneral Maxamed Cali Samatar

General Maxamed Cali Samatar wuxuu ahaa siyaasi Soomaaliyeed iyo Sarreeye Guud, Xubin sare oo ka tirsanaa Golihii Sare ee Kacaanka, Laga soo bilaabo 1987 ilaa Sebtembar 3, 1990 wuxuu ahaa…

Taariikhda Jeneral Odawaa Yuusuf Raage

Odowaa Yuusuf Raage waxa uu ku dhashay Degmada Aadan Yabaal 1987kii, dugsiga hoose iyo dhexe wuxuu ku qaatey degmada aadan yabaal, waxbarashada Dugsiga Sare wuxuu ku dhameystay Magaalada Muqdisho Sanadkii…

Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya

Ciidanka xoogga dalka soomaaliya waxaa la aasaasay 12/Abril/1960 ka dib qoraal uu soo saarey mudane cabdullaahi ciise maxamuud 6dii Abril 1960, ciidanka xoogga dalka wuxuu ka koobanyahay ilaa 3 ciidan…

Taariikhda col Xasan Maxamed Shaati Gaduud

Xasan Maxamed Nuur Oo Loo Yaqaano Shaati Gaduud Wuxuu Ku Dhashay Magaalada Baydhabo Sanadkii 1946, Waxay Saaxiibadiis Iyo Dadkii La Soo Shaqeeyey Si Kalgacal Xambaarsan Ugu Yaqaaneen Xasanoow Manuur. Wuxuu…

Taariikhda Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Maxamed Siyaaad Barre wuxuu ku dhashey degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo 6dii October  ee 1919kii, Jaalle Siyaad wuxuu ahaa madaxweynihii seddaxaad ee soomaaliya isagoo dalka ku qabsaday afgambi aan…

Taariikhda Generaal Maxamed Nuur Galaal

Generaal Maxamed Nuur Galaal, waxaa uu ku dhashay meel u dhaw magaalada Ceelbuur ee gobolka Galagduud sanadkii 1938, wuxuuna waxbarashadiisa asaasiga ah ku qaatay magaalada Muqdisho, markii uu dhameeyay waxbarashada…