Taariikh Nololeedkii Sheekh Cumar Faaruuq

Sheikh Cumar Xaaji Cabdi Suldaan Xaaji Maxamuud oo loo yaqaano sheikh Cumar Faaruuq waxa uu ku dhashay magaalada  Carmaale (Qooxley) oo ka tirsan magaalada Qallaafe ee dhulka Soomaali Galbeed sanadkii…

Taariikh nololeedka Sheekh Umal oo kooban

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo loo yaqaan Sheekh Umal wuxuu dhashay qiyaastii 1968, caruurnimadiisa wuxuu kusoo qaatay magaalada Wardheer oo ka tirsan Soomaali Galbeed, Sheekh Umal waa ubadka labaad ee…

Taariikhda Imaam Axmed Gurey

Magaciisa oo buuxa waa Axmed Ibraahiim alghaazi الغاز, waxaa loo yaqaanaa Axmed Gurey, wuxuu xukumi jirey boqortooyaddii Adal ee Soomaaliya, wuxuu ku dhashey meesha loo yaqaan howbto (Hobat) oo ku taala…

Taariikhda Sheekh Xasan Barsane

Sheekh Xasan Sheekh Nuur Sheekh Axmed “ Sheekh Xasan Barsane” wuxuu ku dhashay tuulada loo yaqaan abaadey ee hoos tagta Degmada Jowhar ee gobolka Shabeelada dhexe sanadkii 1853, hooyadii waxaa…

Taariikhda Sayid Maxamed Cabdullaahi Xasan

Magaciisa waa Sayid Maxamed Cabdullaahi Xasan, wuxuu ku dhashey Tuulada Sacmadeeq oo u dhow degmada buuhoodle sanadkii 1856.  Todoba jir Markuu ahaa ayuu bilaabey barashada Qur’aanka kariimka wuxuuna dhammeeyey isagoo…