Taariikh nololeedka Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis

Boqor Salman bin Abdulaziz Al Saud waxa uu dhashay 15 Shawwal, 1354H oo ku beegneyd 31 December, 1935 wuxuu ku dhashay magaalada Riyaad ee caasimadda dalka, waa wiilkii 25-aad ee…

Wax ka ogow sheekh Cabdiraxmaan Sudeysi

Sheekh Sudays waa mid ka mid ah Shakhsiyaadka ugu caansan Ummada Muslimka ah, waxaana ku dhawaad ​​qof kasta oo mu’min ah uu aqoonsan yahay oo uu jecelyahay codkiisa macaan, Sheikh…

Taariikh Nololeedkii Sheekh Maxamed bin CabdiWahaab

Magaciisa Muxammad bin Cabdil Wahaab bin Sulaymaan al-Tamiimi, wuxuu ahaa caalim Carab ah oo Islaami ah, fiqi, daaci, dhaqdhaqaaqe iyo hoggaamiye diineed. Waxa uu dhashay 1115 Hijriyada (1703 miilaadiga) wuxuu…

Wax ka ogow Dhaxal sugaha saduudiga maxamed bin salmaan

Mohammed bin Salman, magaciisa oo  buuxa waa Maxamed ibn Salmaan ibn C/casiis Al Sacuud oo loo yaqaan MBS, wuxuu dhashay Ogosto 31, 1985, xubin ka tirsan qoyska boqortooyada Sacuudiga waana…