Taariikhda Jeneral Odawaa Yuusuf Raage

Odowaa Yuusuf Raage waxa uu ku dhashay Degmada Aadan Yabaal 1987kii, dugsiga hoose iyo dhexe wuxuu ku qaatey degmada aadan yabaal, waxbarashada Dugsiga Sare wuxuu ku dhameystay Magaalada Muqdisho Sanadkii…

Taariikhda Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi

Maxamed Ibraahim Warsame oo loo yaqaannay magaca Hadraawi, waxa uu ku dhashay magaalada Burco oo ka tirsan gobolka Togdheer, Qoyskiisu waxay ahaayeen danyar waxayna ka koobnaayeen hal gabar iyo siddeed…

Taariikhda Xasan sheekh Maxamuud

Xasan sheekh waa madaxweynaha kaliya ee labo mar soomaaliya madaxweyne ka noqdey, waxaa xilka madaxweyne loo doortey markii ugu horeysay  10-kii bishii September ee sanadkii 2012-kii isagoo ka dagey 2017 ka dib…

Taariikhda Imaam Axmed Gurey

Magaciisa oo buuxa waa Axmed Ibraahiim alghaazi الغاز, waxaa loo yaqaanaa Axmed Gurey, wuxuu xukumi jirey boqortooyaddii Adal ee Soomaaliya, wuxuu ku dhashey meesha loo yaqaan howbto (Hobat) oo ku taala…

Taariikhda Sheekh Xasan Barsane

Sheekh Xasan Sheekh Nuur Sheekh Axmed “ Sheekh Xasan Barsane” wuxuu ku dhashay tuulada loo yaqaan abaadey ee hoos tagta Degmada Jowhar ee gobolka Shabeelada dhexe sanadkii 1853, hooyadii waxaa…

Taariikhda Sayid Maxamed Cabdullaahi Xasan

Magaciisa waa Sayid Maxamed Cabdullaahi Xasan, wuxuu ku dhashey Tuulada Sacmadeeq oo u dhow degmada buuhoodle sanadkii 1856.  Todoba jir Markuu ahaa ayuu bilaabey barashada Qur’aanka kariimka wuxuuna dhammeeyey isagoo…

Taariikhda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo waa madaxweynaha soomaaliya ahna madaxweynihii sagaalaad ee soomaaliya yeelato, farmaajo wuxuu ku dhashay magaalada Mogadishu gaar ahaan degmada waaberi bisha maarso sanadkii 1962, wuxuu dugsiga dhexe…

Taariikhda Cabdirashiid Cali Sharmaarke

Cabdirashiid Cali Sharmaarke wuxuu ahaa madaxweynihii labaad ee soomaaliya wuxuuna xilka hayey 10 July 1967 ilaa 15 October 1969, wuxuu dhashay juun 1919 wuxuuna ku dhashay degmada xarardheere gobolka mudug,…

Taariikhda SYL

Ururkii SYL waxaa la aasaasay 15 May 1943 waxaana lagu aasaasay magaalada Mogadishu gaar ahaan guri ku yaaley wadada via rooma, waxaana aasaasay 13 dhalinyaro ah, inta badan Da’da dhalinyaradii…

Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya

Ciidanka xoogga dalka soomaaliya waxaa la aasaasay 12/Abril/1960 ka dib qoraal uu soo saarey mudane cabdullaahi ciise maxamuud 6dii Abril 1960, ciidanka xoogga dalka wuxuu ka koobanyahay ilaa 3 ciidan…

Taariikhda col Xasan Maxamed Shaati Gaduud

Xasan Maxamed Nuur Oo Loo Yaqaano Shaati Gaduud Wuxuu Ku Dhashay Magaalada Baydhabo Sanadkii 1946, Waxay Saaxiibadiis Iyo Dadkii La Soo Shaqeeyey Si Kalgacal Xambaarsan Ugu Yaqaaneen Xasanoow Manuur. Wuxuu…

Taariikhda Cali Mahdi Maxamed

Cali Mahdi Maxamed Wuxuu Ahaa Madaxweynihii Afaad Ee Soomaaliya Wuxuu Madaxweyne Ahaa 1991 Ilaa 2000, Cali Mahdi Wuxuu Ku Dhashay Tuulada Cadow Uul Oo Ka Tirsan Cadalle Ee Gobolka Shabeelada…