Elon Reeve Musk wuxuu dhashay Juun 28, 1971, Pretoria, Koonfur Afrika, ganacsade Mareykan ah oo u dhashay Koonfur Afrika kaasoo wax ka aasaasay shirkadda PayPal ee lacag-bixinta elektiroonigga ah wuxuuna…
Tag: Taariikh
Taariikhda Jeneral Odawaa Yuusuf Raage
Odowaa Yuusuf Raage waxa uu ku dhashay Degmada Aadan Yabaal 1987kii, dugsiga hoose iyo dhexe wuxuu ku qaatey degmada aadan yabaal, waxbarashada Dugsiga Sare wuxuu ku dhameystay Magaalada Muqdisho Sanadkii…
Taariikhda Queen Elizabeth II
Boqorada Ingiriiska Elizabeth II waxay ahayd boqoradii ugu xukunka dheerayd taariikhda Ingiriiska, Waxay u dabaaldegtay 70 sano oo ay ku jirtay carshiga Juun 2022. Boqoradda Elizabeth II waxay boqorad noqotay…
Taariikhda Recep Tayyip Erdoğan
Recep Tayyip Erdoğan waxa uu ku dhashay Kasımpaşa oo ah xaafad faqiir ah oo ka tirsan magaalada Istanbul February 26, 1954, Qabiilka uu kasoo jeedo Erdoğan ayaa asal ahaan kasoo…
Taariikhda Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi
Maxamed Ibraahim Warsame oo loo yaqaannay magaca Hadraawi, waxa uu ku dhashay magaalada Burco oo ka tirsan gobolka Togdheer, Qoyskiisu waxay ahaayeen danyar waxayna ka koobnaayeen hal gabar iyo siddeed…
Taariikhda Qaramada Midoobay
Qarnigii ka horreeyay aasaaskii Qaramada Midoobay, waxaa jirey dhawr urur oo caalami ah sida Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas oo la aasaasay February 17, 1863, Geneva, Switzerland, si loo…
Taariikhda Xasan sheekh Maxamuud
Xasan sheekh waa madaxweynaha kaliya ee labo mar soomaaliya madaxweyne ka noqdey, waxaa xilka madaxweyne loo doortey markii ugu horeysay 10-kii bishii September ee sanadkii 2012-kii isagoo ka dagey 2017 ka dib…
Taariikhda Imaam Axmed Gurey
Magaciisa oo buuxa waa Axmed Ibraahiim alghaazi الغاز, waxaa loo yaqaanaa Axmed Gurey, wuxuu xukumi jirey boqortooyaddii Adal ee Soomaaliya, wuxuu ku dhashey meesha loo yaqaan howbto (Hobat) oo ku taala…
Taariikhda Sheekh Xasan Barsane
Sheekh Xasan Sheekh Nuur Sheekh Axmed “ Sheekh Xasan Barsane” wuxuu ku dhashay tuulada loo yaqaan abaadey ee hoos tagta Degmada Jowhar ee gobolka Shabeelada dhexe sanadkii 1853, hooyadii waxaa…
Taariikhda Ururka Taliban
Maalintii ay taariikhdu aheyd 15 agoosto 2021 kuna beegnayd (7 Muxarram 1443) ayey Taalibaan mar kale dib u la wareegen qeybo ka mid ah caasimadda Afghanistan ee Kabul xilli ay soo qabsadeen inta badan…
Taariikhda Sayid Maxamed Cabdullaahi Xasan
Magaciisa waa Sayid Maxamed Cabdullaahi Xasan, wuxuu ku dhashey Tuulada Sacmadeeq oo u dhow degmada buuhoodle sanadkii 1856. Todoba jir Markuu ahaa ayuu bilaabey barashada Qur’aanka kariimka wuxuuna dhammeeyey isagoo…
Taariikhda Maxamed Mursi
Maxamed Mursi Ciise Alcayaad waa madaxweyne soo marey dalka masar waana madaxweynaha kaliya ee shacabka masar ay si xor ah u doorteen, mursi wuxuu ku dhashay deegaanka cadwah gobolka sharqiyah…