Taariikhda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo waa madaxweynaha soomaaliya ahna madaxweynihii sagaalaad ee soomaaliya yeelato, farmaajo wuxuu ku dhashay magaalada Mogadishu gaar ahaan degmada waaberi bisha maarso sanadkii 1962, wuxuu dugsiga dhexe…

Taariikhda Cabdirashiid Cali Sharmaarke

Cabdirashiid Cali Sharmaarke wuxuu ahaa madaxweynihii labaad ee soomaaliya wuxuuna xilka hayey 10 July 1967 ilaa 15 October 1969, wuxuu dhashay juun 1919 wuxuuna ku dhashay degmada xarardheere gobolka mudug,…

Taariikhda SYL

Ururkii SYL waxaa la aasaasay 15 May 1943 waxaana lagu aasaasay magaalada Mogadishu gaar ahaan guri ku yaaley wadada via rooma, waxaana aasaasay 13 dhalinyaro ah, inta badan Da’da dhalinyaradii…

Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya

Ciidanka xoogga dalka soomaaliya waxaa la aasaasay 12/Abril/1960 ka dib qoraal uu soo saarey mudane cabdullaahi ciise maxamuud 6dii Abril 1960, ciidanka xoogga dalka wuxuu ka koobanyahay ilaa 3 ciidan…

Taariikhda Cumar Almukhtaar

Libaaxii Saxaraha: Sheikh Cumar Almukhtaar Maxamed Farxaan Wuxuu Ku Dhashay Magaalo Xeebeedka Zawiyat Zanzuur Oo Ku Taalo Bariga Liibiya  Sanadkii 20/Agoosto1862 Waxaa Kaloo La Sheegaa Inuu Dhashay 1858, Wuxuu Ka…

Taariikhda col Xasan Maxamed Shaati Gaduud

Xasan Maxamed Nuur Oo Loo Yaqaano Shaati Gaduud Wuxuu Ku Dhashay Magaalada Baydhabo Sanadkii 1946, Waxay Saaxiibadiis Iyo Dadkii La Soo Shaqeeyey Si Kalgacal Xambaarsan Ugu Yaqaaneen Xasanoow Manuur. Wuxuu…

Taariikhda Sadaam Xuseen

Sadaam Xuseen Abdilmajiid Altikriiti Wuxuu Ahaa Madaxweynihii Dalka Ciraaq Sanadihii 16/Julaayo/1979 Ilaa 9/Abriil/2003, Wuxuu Ku Dhashay Alcowja Dalka Dalka Ciraaq Abriil 28 Keeda 1937, Wuxuu Ku Soo Barbaarey Nolol Agoontinimo…

Taariikhda Cali Mahdi Maxamed

Cali Mahdi Maxamed Wuxuu Ahaa Madaxweynihii Afaad Ee Soomaaliya Wuxuu Madaxweyne Ahaa 1991 Ilaa 2000, Cali Mahdi Wuxuu Ku Dhashay Tuulada Cadow Uul Oo Ka Tirsan Cadalle Ee Gobolka Shabeelada…

Taariikhda Aadan Cadde

Aaban Cabdulle Cusmaan Daar oo loo yaqaaney Aadan Cadde wuxuu ku dhashay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan December sanadkii 1908, wuxuu ahaa madaxweynihii ugu horeeyey jamhuuriyadda Soomaaliya, wuxuu xilka hayey 1dii…

Taariikhda Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Maxamed Siyaaad Barre wuxuu ku dhashey degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo 6dii October  ee 1919kii, Jaalle Siyaad wuxuu ahaa madaxweynihii seddaxaad ee soomaaliya isagoo dalka ku qabsaday afgambi aan…

Taariikh Kooban: Wadanka Afghaanistaan

Afghanistan waa wadanka xiran ( wadan aan bad laheyn) oo ku yaalo koonfurta ama bartamaha qaaradda aasiya, wadankaan waa wadan buuraley ah, wuxuu xuduud la leeyahay wadamada kala ah Tajakistaan,…

Taariikhda Generaal Maxamed Nuur Galaal

Generaal Maxamed Nuur Galaal, waxaa uu ku dhashay meel u dhaw magaalada Ceelbuur ee gobolka Galagduud sanadkii 1938, wuxuuna waxbarashadiisa asaasiga ah ku qaatay magaalada Muqdisho, markii uu dhameeyay waxbarashada…

Ads Blocker Image Powered by Code Help Pro

Ads Blocker Detected!!!

We have detected that you are using extensions to block ads. Please support us by disabling these ads blocker.