Waxay u maleeyeen in dagaalku dhammaaday, inkasta oo Nabigu ﷺ si cad ugu amray inaanay boosaskooda ka tegin, Khalid bin Waliid oo xilligaas ka tirsanaa…
Maleeshiyaadkii USC oo door weyn ka qaadatay burburintii dowladdii Soomaaliya ayaa guushii ka dib waxay u kala jabeen laba garab oo hubeysan, garab waxaa hoggaaminayay…
Shaafici wuxuu dhacdadan ku xusay qaybta koowaad ee buuggiisa “Al-Umm”, wuxuu sheegay in isaga iyo maxaabiistii kale la hor geeyay Khaliifkii Haaruun Al-Rashiid, kaas oo…
Mar seddaxaad wuxuu u tartamey doorashadii 2022, balse mar kale kuma uusan guuleysan, doorashadaas wuxuu ku harey wareegii koowaad isagoo helay 39 cod.
Dagaalkii 1964-kii ay Xabashida kusoo qaadey qeybo ka mid ah dalka, General Salaad waxa uu ka mid ahaa saraakiishii Militariga Soomaaliya ee Ethiopia sida adag…