Maxaa dhacay bishii March 2025

Talaado, Maarso, 11, 2025 – Ramadaan 11, 1446 H Alshabaab yaa weerar qasaaro badn geystay ku qaaday hoteelka Qaahire ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, hoteelka waxaa la sheegay inuu…

Taariikhda Abuu Bakar Al-Siddiiq

بِسْمِ اللهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Magaciisa oo buuxa Waa Cabdullaahi bin Cuthmaan bin Caamir bin Camr bin Kacab bin Sacad bin Taym bin Murrah bin Kacab bin Luay bin Ghaalib. عبد…

Taariikh nololeedka Vijay Sethupathi

Vijaya Gurunatha Sethupathi Kalimuth oo loo yaqaan Vijay Sethupathi wuxuu January 16, 1978 ku dhashay magaalada Rajapalayam ee ka tirsan maamulkaTamil Nadu, India, halkaas ayuu ku koray ka hor inta…

Taariikh nololeedka Shiva Rajkumar

Nagaraju Shiva Puttaswamy oo loo yaqaan Dr. Shiva Rajkumar wuxuu dhashay July 12, 1962, waa jilaa Hindi ah iyo soo saare ka shaqeeya masraxyada madadaalada Kannada, waxa uu ku dhashay…

Taariikhda Bashaar Al Asad

Bashaar Xaafid al-Asad Wuxuu dhashay Sebtembar 11, 1965, wuxuu ku dhashay magaalada Dimishiq ee ah caasimadda Suuriya, Bashaar al-Asad waa wiilka labaad ee madaxweynihii hore ee Suuriya Xaafid al-Asad iyo…

Taariikhda Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)

Axmed Maxamed Islaam oo loo yaqaan Axmed Madoobe wuxuu ku dhashay sida la xaqiijiyey miyiga magaalada Qabri Daharre ee ka tirsan dhulka Soomaali Galbeed qiyaastii sanadkii 1951, wuxuuna kusoo barbaarey…

Taariikh nololeedka Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi (Cirro)

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cigaal oo ku magac dheer Cabdiraxmaan Cirro waa hogaamiyihii lixaad ee maamulka Somaliland, wuxuu ku dhashay magaalada Hargeisa ee caasimadda maamulka Somaliland 29 Abril sanadkii 1955. Waxbarashadiisa…

Taariikh nololeedka Muuse Biixi Cabdi

Muuse Biixi Cabdi Xildiid waa hogaamiyihii ee maamulka Soomaaliland ahna hogaamiyihii shanad ee soo maray maamulka waxaa lagu doortey doorasho qof iyo cod oo dhacdey 13 Nofember sanadkii 2017kii, Muuse…

Taariikh nololeedka Dr. Zakir Naik

Dr. Zakir Abdul Karim Mohammed Naik waa caalim iyo wadaad caan ku ah faafinta diinta islaamka, waxa uu ku  dhashay magaalada Mumbai dalka Hindiya, wuxuu dhashay 18 Oct, 1965, Waa…

Taariikh nololeedkii Yaxya Sinwar

Ururka Xamaas ayaa maalin talaado 6 August 2024 Yaxya Sinwaar u magacaabay madaxa siyaasadda urur, Sinwar waxa uu bedelay Ismail Haniyeh oo 31 July 2024 lagu dilay caasimadda Iran ee…

Taariikh nololeedkii Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari

Professor marxuum Maxamed Cusmaan Jawaari wuxuu ku dhashay magaalada afgooyi ee gobolka shabeelada hoose sanadkii 1945, wuxuu ka dhashay qoys ahlu diin ah, aabihii wuxuu ka yimid buurhakaba hooyadiina waa…

Taariikh nololeedka Kajol Devgan

Kajol Mukherjee Devgan oo loo yaqaan Kajol, waa atariisho jisha filimada Hindiga ah, Kajol waxay dhalatay Agoosto 5, 1974, waxay ku dhalatay Mumbai, India, waa mid ka mid ah atirishooyinka…

Ads Blocker Image Powered by Code Help Pro

Ads Blocker Detected!!!

We have detected that you are using extensions to block ads. Please support us by disabling these ads blocker.