Caalamka kale europe Taariikh Wadamo Taariikhda Wadanka Albania Taariikh24 December 23, 2022 Albania waa waddan ku yaal koonfurta qaaradda Yurub gaar ahaan qaybta galbeed ee Jasiiradda Balkanska, Caasimadda wadanka waxaa loo yaqaanaa Tirana.