Taariikh nololeedka isaias afwerki – Madaxweynaha Eritrea

Isais Afwerki oo ahaa halgamaa hore ee xorriyadda Eritrea, waxa uu madax ka ahaa Eritrea tan iyo markii ay xornimada qaadatay 1993, Afwerki waxa uu ku dhashay degmada Abu Shi’aul…

Taariikh nololeedka Ismaaciil Cumar Geelle

Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Jabuuti, waxa uu ku dhashay magaalada Diridhaba ee dhulka soomaali galbeed 27-kii November, 1947-kii, waxaana uu u dhashay Cumar Geelle iyo Muumina, Markii uu dhammaystay dugsiga…

Taariikh Nololeedkii Robert Mugabe

Robert Gabriel Mugabe oo loo yaqaan Robert Mugabe wuxuu ku dhashay tuulada Kutama, Koonfurta Rhodesia – hadda loo yaqaan Zimbabwe, Kutama hadda waa magaalo ku taal Degmada Zvimba oo ka…

Idi Amin Dada

Idi Amin Dada Oumee wuxuu dhashay 1924 ama 1925, wuxuu ku dhashay magaalada Koboko, Uganda, wuxuu ahaa sarkaal militari iyo madaxweynihii dalka Ugaandha (1971-1979) kaas oo nidaamkiisa lagu xusuusto inuu…

Paul Kagame | Madaxweynaha Ruwanda

Paul Kagame waa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Rwanda, waxa uu soo noqday Guddoomiyaha Midowga Afrika 2018 ilaa 2019, waxaana uu Guddoomiye ka ahaa Bulshada Bariga Afrika 2018-2021, Madaxweyne Kagame waxa uu sii…