Taariikh nololeedka Yaxya Sinwaar

Ururka Xamaas ayaa maalin talaado 6 August 2024 Yaxya Sinwaar u magacaabay madaxa siyaasadda urur, Sinwar waxa uu bedelay Ismail Haniyeh oo 31 July 2024 lagu dilay caasimadda Iran ee…

Taariikh nololeedka Kajol Devgan

Kajol Mukherjee Devgan oo loo yaqaan Kajol, waa atariisho jisha filimada Hindiga ah, Kajol waxay dhalatay Agoosto 5, 1974, waxay ku dhalatay Mumbai, India, waa mid ka mid ah atirishooyinka…

Taariikh nololeedka Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis

Boqor Salman bin Abdulaziz Al Saud waxa uu dhashay 15 Shawwal, 1354H oo ku beegneyd 31 December, 1935 wuxuu ku dhashay magaalada Riyaad ee caasimadda dalka, waa wiilkii 25-aad ee…

Wax ka ogow sheekh Cabdiraxmaan Sudeysi

Sheekh Sudays waa mid ka mid ah Shakhsiyaadka ugu caansan Ummada Muslimka ah, waxaana ku dhawaad ​​qof kasta oo mu’min ah uu aqoonsan yahay oo uu jecelyahay codkiisa macaan, Sheikh…

Taariikh Nololeedkii A.P.J. Abdul Kalam

Avul Pakir Jainulabdeen Abdul Kalam oo loo yaqaan APJ Abdul Kalam wuxuu dhashay 15 Oktoobar 1931, wuxuu ahaa saynisyahan aerospace-ka Hindiya ah iyo nin dawladeed oo soo noqday madaxweynihii 11-aad…

Taariikh nololeedka Brahmanandam oo soomaalidu u taqaan leeleefow

Brahmanandam waa jilaa aflaanta Hindida iyo shactiroole, caan ku ah shaqadiisa inta badan shaleemooyinka Telugu, waxaa lagu tiriyaa inuu yahay majaajiliistaha ugu weyn ee abid soo saara filimada Telugu Brahmanandam…

Taariikh nololeedka Bill Gates

Bill Gates waa tignoolajiste, hogaamiye ganacsi, iyo samafale, waxa uu ku koray Seattle, Washington, isaga oo leh qoys la yaab leh oo taageera kuna dhiirigeliyay xiisaha uu u qabo kombuyuutar…

Amitabh Machchan

Amitabh Harivansh Rai Bachchan waxa uu dhashay 11-kii October sanadkii 1942-kii, waana mid ka mid ah jilayaashii ugu caansanaa filimada soo mara taariikhda shaleemada Hindiya, si degdeg ah ayaa loo…

Ravi Teja

Bhupatiraju Ravi Shankar Raju oo loo yaqaano Ravi Teja waa atoore caan ah oo Telugu ah, Teja waa mid kamid ah atoorayaasha lacagaha ugu badan kasoo xareeyA aflaanta koonfur India…

Taariikh nololeedkii ismaaciil haniya

May 6, 2017, Xamaas  ayaa alle ha u naxariistee Ismail Abdulsalam Ahmed Haniya u doortay madaxa xafiiska siyaasadda ee kooxda isagoo bedelay Khaled Meshaal, waa siyaasi Falastiini ah wuxuu soo…

Wax ka ogow Ururka Xamaas

Xamaas waa dhaqdhaqaaq islaami ah waana mid ka mid ah labada xisbi ee ugu waaweyn dhulalka Falastiiniyiinta, waxa ay maamulaan in ka badan laba milyan oo falastiiniyiin ah oo ku…

Taariikh nololeedka isaias afwerki – Madaxweynaha Eritrea

Isais Afwerki oo ahaa halgamaa hore ee xorriyadda Eritrea, waxa uu madax ka ahaa Eritrea tan iyo markii ay xornimada qaadatay 1993, Afwerki waxa uu ku dhashay degmada Abu Shi’aul…