Ururka Xamaas ayaa maalin talaado 6 August 2024 Yaxya Sinwaar u magacaabay madaxa siyaasadda urur, Sinwar waxa uu bedelay Ismail Haniyeh oo 31 July 2024 lagu dilay caasimadda Iran ee…
Tag: Carab
Taariikh nololeedka Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis
Boqor Salman bin Abdulaziz Al Saud waxa uu dhashay 15 Shawwal, 1354H oo ku beegneyd 31 December, 1935 wuxuu ku dhashay magaalada Riyaad ee caasimadda dalka, waa wiilkii 25-aad ee…
Wax ka ogow sheekh Cabdiraxmaan Sudeysi
Sheekh Sudays waa mid ka mid ah Shakhsiyaadka ugu caansan Ummada Muslimka ah, waxaana ku dhawaad qof kasta oo mu’min ah uu aqoonsan yahay oo uu jecelyahay codkiisa macaan, Sheikh…
Taariikh nololeedkii ismaaciil haniya
May 6, 2017, Xamaas ayaa alle ha u naxariistee Ismail Abdulsalam Ahmed Haniya u doortay madaxa xafiiska siyaasadda ee kooxda isagoo bedelay Khaled Meshaal, waa siyaasi Falastiini ah wuxuu soo…
Taariikh nololeedkii Yaasir Carafaad
Yaasir Carafaat waxa uu ku dhashay magaalada Qaahira bishii August sanadkii 1929-kii, Magaciisa oo buuxa waa Mohamad Abdul Rahman Abdul Ra’uf Carafat Al-Qudwa Al-Husseini dadka ayaa u yaqaana Yaasir Carafaad,…
Wax ka ogow Sheekh Axmad Yaasiin | Aasaasihii ururka xamaas
Sheikh Ahmed Ismail Hassan Yassin oo loo yaqaan Sheekh Axmad Yaasiin waxa uu ku dhashay tuulada Al-Jura oo ku taal duleedka magaalada Askala ee la haysto ee Falastiin bishii June…
Taariikh Nololeedkii Sheekh Maxamed bin CabdiWahaab
Magaciisa Muxammad bin Cabdil Wahaab bin Sulaymaan al-Tamiimi, wuxuu ahaa caalim Carab ah oo Islaami ah, fiqi, daaci, dhaqdhaqaaqe iyo hoggaamiye diineed. Waxa uu dhashay 1115 Hijriyada (1703 miilaadiga) wuxuu…
Wax ka ogow Dhaxal sugaha saduudiga maxamed bin salmaan
Mohammed bin Salman, magaciisa oo buuxa waa Maxamed ibn Salmaan ibn C/casiis Al Sacuud oo loo yaqaan MBS, wuxuu dhashay Ogosto 31, 1985, xubin ka tirsan qoyska boqortooyada Sacuudiga waana…
Taariikhda Maxamed Mursi
Maxamed Mursi Ciise Alcayaad waa madaxweyne soo marey dalka masar waana madaxweynaha kaliya ee shacabka masar ay si xor ah u doorteen, mursi wuxuu ku dhashay deegaanka cadwah gobolka sharqiyah…
Taariikhda Cumar Almukhtaar
Libaaxii Saxaraha: Sheikh Cumar Almukhtaar Maxamed Farxaan Wuxuu Ku Dhashay Magaalo Xeebeedka Zawiyat Zanzuur Oo Ku Taalo Bariga Liibiya Sanadkii 20/Agoosto1862 Waxaa Kaloo La Sheegaa Inuu Dhashay 1858, Wuxuu Ka…
Taariikhda Sadaam Xuseen
Sadaam Xuseen Abdilmajiid Altikriiti Wuxuu Ahaa Madaxweynihii Dalka Ciraaq Sanadihii 16/Julaayo/1979 Ilaa 9/Abriil/2003, Wuxuu Ku Dhashay Alcowja Dalka Dalka Ciraaq Abriil 28 Keeda 1937, Wuxuu Ku Soo Barbaarey Nolol Agoontinimo…