Taariikh nololeedkii Yaxya Sinwar
Yaxya 2017 ilaa August 6, 2024 wuxuu ahaa madaxa ururka Xamaas ee Gaza wuxuu ka mid ahaa kuwa Israel ay ugu doondoonis badneyd, 7 October…
Hoyga taariikhaha
Yaxya 2017 ilaa August 6, 2024 wuxuu ahaa madaxa ururka Xamaas ee Gaza wuxuu ka mid ahaa kuwa Israel ay ugu doondoonis badneyd, 7 October…
May 6, 2017, Xamaas ayaa alle ha u naxariistee Ismail Abdulsalam Ahmed Haniya u doortay madaxa xafiiska siyaasadda ee kooxda isagoo bedelay Khaled Meshaal, waa…
Xamaas waa dhaqdhaqaaq islaami ah waana mid ka mid ah labada xisbi ee ugu waaweyn dhulalka Falastiiniyiinta, waxa ay maamulaan in ka badan laba milyan…
Yaasir Carafaat waxa uu ku dhashay magaalada Qaahira bishii August sanadkii 1929-kii, Magaciisa oo buuxa waa Mohamad Abdul Rahman Abdul Ra’uf Carafat Al-Qudwa Al-Husseini dadka…
Sannadkii 1987-kii, Sheekh Yaasiin waxa uu ka qayb-qaatay aas-aaskii Dhaqdhaqaaqa Iskamcaabbinta Islaamiga ah ee Xamaas, wuxuuna sameeyay Kooxo Amni iyo Milatari oo loo yaqaanno “Mujaahidiinta…
